Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali
Codka Soomaalida DK

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

Aug 1, 2022
1:03:55
-(0)

About this episode

Kiisas badan oo si sharci darro ah carruur looga qaatay waalidkood ayaa sababtay in duqa magaalada Langelands lagu dacweeyo booliska. Waxaa barnaamjika marti noogu ah Abdinoor Hassan oo ka tirsan golaha degaanka Odense, sidoo kalena xirfad u leh (socialrådgiver) arrimaha bulshada iyo qoyska. -Sidee carruurta lagu qaataa. -Wada shaqayn la'aanta waalidka -Cuddurada dadka qaar ay sheegtaan. Youtube ka dawo: https://youtu.be/xmGKr0FuH-Q

Comments

Rate this episode

Episode Details

Author
Mediegruppen for somailere i dk
Show Type
full
Audio Format
audio/mpeg

We use analytics

We use Umami, a privacy-friendly analytics tool, to understand how visitors use this site. No personal data is collected and no data leaves our EU servers. You can accept or decline below. Privacy Policy