Fikradaha Cilmaaniyada iyo diinta islaamka. w/ Imaam Cabdi Qaadir Jaylaani - Somali
About this episode
Waxaan Jimcaha barnaamijka marti noogu ah Imaam Cabdi Qaadir Jaylaani oo ka socda Masjid Al-Imaan. Waxaan kala hadli doonaa su'aalaha hoos ku qoran. 1: Qofka muslimka sidee ayuu waajibkiisa diinta ku gudan karaa isagoo ku nool wadan cilmaani ah? 2: Siduu u aragtaa masaajida soomaalida ee Denmark. Ma u baahan yihiin in wax laga badelo? 3: Firkadaha cilmaaniyada ma lagu dari karaa diinta islaamka? Subscribe on YouTube: https://www.youtube.com/channel/UCCZKF0ZgK6x6HRmrIJZAL-Q?sub_confirmation=1 Follow on Instagram: https://www.instagram.com/mgfsdk/ Follow and like on facebook: https://www.facebook.com/mgfsdk
Comments
Rate this episode
Episode Details
- Author
- Mediegruppen for somailere i dk
- Show Type
- full
- Audio Format
- audio/mpeg