Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali
About this episode
Barnaamijka Codka Soomaalida waxaan qeybtan ku soo qaadan doonaa Mawduuc inta badan la iska inhdo tiro kaasoo ah caqabadaha ragga soomaaliyeed. Waxaynu si qoto dheer u falanqeyneynaa dood ku saabsan. • Aabenimada • Masuuliyada ragga • Maxaa keeni kara maqnaanshaha ragga • Taageero la’aanta ragga Waxaa barnaamijka ku marti qaadnay la taliyaha ururka Baba Abdirashid Artan. Abdirashiid waxa u xirfad dheeru leeyahay la shaqeynta aabayaasha. Live stream barteena Facebook iyo Youtube, ama meelaha kale oo podcast-ka la dhaheysto sida Apple podcasts, Google Podcasts iyo Spotify.
Comments
Rate this episode
Episode Details
- Author
- Mediegruppen for somailere i dk
- Show Type
- full
- Audio Format
- audio/mpeg