Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali
Codka Soomaalida DK

Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali

Aug 3, 2022
1:29:00
-(0)

About this episode

Waa maxay sababaha keenay autismka in uu ku dhaco carruur badan oo soomaali ah. Sanadadii u danbeeyay waxa autism laga helay carruur aad u tiro badan oo soomaali ah. Waxaan barnaamijka ku cusunay waalid soomaaliyeed, waalidkaas oon ka wareysan doono sababo ay u maleynayaan in ay keeni karto autismka. Waxaan sidoo kale wareysan doonaa DR. Faadumo Sh. Cali oo aad ula soo shaqeysay dadka uu ku dhacay cudurada dhimirka iyo sidoo kale dadka aadka u liita ee u baahan caawimaada dhanka nolosha. Youtube ka dawo: https://www.youtube.com/watch?v=hqoEaGr6waw

Comments

Rate this episode

Episode Details

Author
Mediegruppen for somailere i dk
Show Type
full
Audio Format
audio/mpeg

We use analytics

We use Umami, a privacy-friendly analytics tool, to understand how visitors use this site. No personal data is collected and no data leaves our EU servers. You can accept or decline below. Privacy Policy